Hooyo Xaflad ay aadeesay Sabab u noqday Geerida Wiilkeeda iyo Carro ka dhalatay !

Booliska dalka Cameroon waxay xabsiga dhigeen Haweeney magaceeda la qariyey, taasi oo la sheegay in wiil yar oo ay dhashay u dhintay, kaddib, markii ay siisay xaddi badan oo kaniiniga Tramadol ee ay dadka balwadda leh isku daroogeeyaan. Haweeneydaasi waxay falkaasi u samaysay si uu cunuga u hurdo oo iyadana ay raacdo saaxiibo u socday … Continue reading Hooyo Xaflad ay aadeesay Sabab u noqday Geerida Wiilkeeda iyo Carro ka dhalatay !